radeeban
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)
Macnaha:
- 1. Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay ahaansho.
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)
Macnaha: