radqan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld raqdan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raqdan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Badar wax la raqday ahaansho. ld radqan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur