rafcaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Go'aan maxkamadeed oo max-kamad ka sarreysa looga dacwoodo. ld racfaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
racfaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld rafcaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00