rafiiqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rafiiq².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rafiiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Saaxiib; waday.
  2. La r.: qof la saaxiibid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur