ragragashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ragrago².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ragragoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Digasho ismuujin iyo faan ku jiro.Ku r.: ragannimo iyo awood dheeraad ah cid ugu faanid iyada oo lagu diganayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00