rahaamadnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg rahaamadan. ld rahaamadnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
rahaamadanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-dnaa,-dnayd)Macnaha:Shay wax rahmad loo haysto ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
rahaamadnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld rahaamad-naan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00