rajal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.l)

Macnaha:

  1. Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux.