rajciQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyiin, m.dh)Macnaha:Qof ka soo horjeeda horumarka nololeed; dibusocod.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dibusocodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Qof ka soo horjeeda isbeddelka iyo ilbaxnimada.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00