rajiimin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rajiimi. ld rajiimis.

rajiimi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Dheri si tartiib ah deb uga qaadid. 2. Sheydaan iska naarid. “Shaydaanka iska rajiimi.”

rajiimis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld rajiimin.