rajokoris

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dabshidka iyo aqalka meesha u dhexeysa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur