rakaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rakaad². ld rakaad¹, rakaadin, rakaadis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rakaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid.
  2. 1. Muddo hal seken ah inta hir ee ka gudba bar. 2. Inta walhasho ee walhade sameeyo muddo hal seken ah. 3. Inta goor ee uu ku dhex dhaco waqdhac ama la fisho in uu ku dhex dhaco koox ama qayb huban.
  3. (fiis.) Summad f. Dhakhsaha celcelinta dhacdo hable. Tirada meertada ama wareegga hir ama walhasho ama gariir ee halkii seken ayaa lagu tibaaxaa heertiis (wareeg halkii seken). eeg Heertis.
  4. Xoolo biya cabbay mar kale ka dherjin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rakaadin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld rakaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rakaadis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld rakaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur