rakacadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld rakcad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
rakcadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:(dii.) Dhaqdhaqaaq salaadeed oo ka kooban, taagnaan ay ku xigto hal rakuuc, kor u toosid iyo laba sujuudood. ld ragcad, rakacad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0