rakoocidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg rakooc². ld rakooc¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
rakoocQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Madax in yar hoos u liicinta qof sameeyo hurdo darteed. ld rakoocid.Muddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00