raqdid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raqad. ld radqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raqad

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-qday, -qadday; -qdi)

Macnaha:

  1. Badar iwm cajiin ka dhigid. ld radaq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

radqid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld raqdid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur