raqiis

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. R. ah: wax qiimaha lagu gadayo yar yahay. 2. R. ah: hadal murti iyo macno yar.
  2. Wax qiimaha lagu gado hoos u dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur