rasaasayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rasaasee. ld risaasayn.

rasaasee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-seeyay, -saysay)

Macnaha:

  1. Wax xab-bad ku ridid. ld risaasee.

risaasayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld rasaasayn.