raso-barafeed
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (juqr.) Baraf gogol aad u kala fidsan oo sabbaynaya oo ku fidsan arriig badeedka, tusaale: raso badeedka Ross ee Antaartika, oo daboosha in ku dhaw 414,000 km.2 (160,000 m.2) oo bad ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

