ratibnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ratiban. ld ratib-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ratiban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. U r.: cid hawl fulinteeda u xilsaaran ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur