raybosoom
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-myo, m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Jidh yar oo dhululubaysan oo ku dhexjira unug nool, kaas oo ah halka lagu sameeyo borotiinka. Raybosoomyadu waxay ka koobanyihiin nooc RNA oo la yidhaahdo RNA ribosoomaysan iyo borotiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

