raybows
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-syo, m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Monosakaraydh (C H O) oo inta badan aan keligeed laga helin dabeecadda, laakiin muhim ah sida RNA. Waxa laga soo dhiraandhirriyey dhayogsiribows (C H O) oo muhimad la mid ah leh waxyaabaha ay ka koobantahay DNAdu, taas oo qaadda taxanaha hiddaha koromosoomyada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

