raysoom

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-myo, m.dh)

Macnaha:

  1. (bot.) Jirid gudban oo dhulka hoostiisa marta. Waxay siisaa geedka awood uu kaga gudbo xilli una gudbo mid kale. Waxay noqon kartaa mid dhuuban oo qalqalloocan, mid jiidh leh ama mid bararsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur