reebbanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg reebban. ld reebbanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

reebban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Fal samayntiisa la xaaraantinnimeeyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

reebbanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld reebbanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur