Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg reeban. ld reebnaan-sho.
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)
Macnaha:
- 1. Wax samayntooda iyo cuniddooda la diiddanyahay ahaansho. 2. Laba xaraf wax shaqal la iskula xiray ahaansho.