reeme

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. (muus.) Durbaan weyn. 2. (c.nafl.) Xuub yar oo u dhexeeya dhegta qaybteeda sare iyo midda hoose.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur