reerguuraa
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- Dad xoola dhaqata ah ee hadba degaan cusub u guura.
- Dhaqanka beeraleyda daaqsatada ayaa in ay u kale kaxeeyaan kadimadooda iyo dhyohooda laba gobol oo cimiladoodu kala duwantahay. Gobollada buuraleyda ah xoolaha waxa laga kaxeeya daaq-buuredka jiilaalkii waxaana dib loogu soo celiyaa xagaaga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

