reermagaalo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld reermagaal.

reermagaal

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Dadka intiisa magaalooyinka ku nool. 2. R.ah: qof ilbax ah. ld reermagaalo.