rejenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld rajab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
rajabQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka. ld rejen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0