reydab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed hareeriga u eg, qodax lahayn, ubax cad oo udgoon leh, oo laga goosto udbaha aqallada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur