reyte
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. Silig shaqab ah oo sariiraha lagu sameeyo. 2. Miro kuuskuusan oo miraha gobka ka yara weyn leh midab madow oo dharka lagu dhaqan jiray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

