rh faktar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Koox antijin ah oo unugyada cas-cas ee dhiiggu ay ku leeyihiin ama ayan ku lahayn. Wuxuu saldhig u yahay habka qaybta dhiigga ee reesuus.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur