ribashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ribo². ld ribad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
riboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hanti dulsaar ah oo laga qaato hanti la is amaahiyay.Nafley salka ku siqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ribadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ribasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0