riddaamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg riddaami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

riddaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax culus hore u riixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur