ridmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhabaq la'aanta iyo isku dubbadhaca cod, muusig iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur