rifaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld rafaaq¹.
  2. ld rafaaji.

rafaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin.
  2. ld rafaaji.

rafaaji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq², rifaaq².