rifrifid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rifrif².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rifrif

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Timo si xun loo xiiray. 2. Ganka ay yeeshaan maro, derin iwm. 3. Cad-cad ka haray wax la kala googooyay.
  2. 1. Timo, dhogor iwm si aan sinnayn u xiirid. 2. Waraaq, maro iwm cadcad yaryar u googooyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur