rigayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rigee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rigee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -gaysay)

Macnaha:

  1. Ciidan si habaysan meel ugu safid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur