rigrigo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. ld rigrig 1. Tolmo isdhaafdhaafsan oo weelka afkiisa lagu sameeyo si dilaaca looga ilaaliyo. 2. Dagaal weyn oo lagu hoobtay.
- Weel rigrig ku tolasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

