riibibixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg riibibax².

riibibax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaxidda laga qaxo meelaha riibigu ka kaco.
  2. Meel riibi leh ka qaxid.