riigbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. R. ah: weel gaaray waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa. 2. ld riigbixid. Weel waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa gaarid.