riixgub
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid.
- Qof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

