rimmayoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld rimmay².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
rimmayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yo, m.dh)Macnaha:Ilmaggaleen; min.Geela ama xoolaha inta rimman. ld rimmayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00