rinjiyanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rinjiyan. ld rinjiya-naansho, rinjiyaysnaan, rinjiyaysnaan-sho.

rinjiyan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax rinji la mariyey ahaansho. ld rinjiyaysan.

rinjiyaysnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld rinjiyanaan.