risaaloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha: 1. Sharci diini ah oo Alle u soo dejiyo in dadku ku dhaqmaan Ilaahna ku caabudaan. 2. Dhambaal. ld risaalad.