riyaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Farxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid.
  2. U r.: wax dhacay ama la sameeyey aad ugu bogid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

riyaaqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg riyaaq². ld riyaaq¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur