rogobso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Harag rogob ka gurasho. ld roqobso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

roqobso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld rogobso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur