rogrogashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg rogrogo. ld rog-rogad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
rogrogoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-gtay, -gatay)Macnaha:Lacag yar ku mushtarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0