rokob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld rogob.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rogob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hilib yaryar oo ku hara haragga neef la qalay. 2. Mullaax. ld rokob, roqob.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur