roomad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Ul dheer, dhumuc weyn oo guryaha miyiga iyo carshaanta lagu dhiso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur