rubbaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Naakhuudaha markabka ama doonida. 2. Ninka doonyaha ama maraakiibta dekedaha ku xira.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0