rubisaarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rubisaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rubisaaro

Qaabnax: f.lg3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Lacag dulsaar saarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur